U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadaag1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nadaamka dawlo ee xisbiyada badan ee dimoqraadiga ah ee waafaqsan shareecada Islaamka waa nadaam talo wadaag ah oo dadku dooranayaan cidii matali-lahayd ee barlamaanka u fariisanlahayd.

”
“

Waxaa salaadii Maqrib kadib masjid uu ku tukuday hortiisa lagu dilay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Degmada Howl-wadaag Xasan Cali Siyaad (Xasan Farey), waxaana dilkiisa geystay kooxo ku hubeysnaa Bastoolad.

”
“

Mar aan wax ka weydiiyay Saleebaan bal inay kaftan-wadaag ahaayeen Maxamed Siyaad Barre, oo isaga laftiisu lahaa naanays caan ah, balse aan kor loogu dhawaaqi jirin, intii uu talada hayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD