U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nadaam

Magac Lab
Xaraf NSubg NA6 xar
La Mid AhnidaamMagac Lab
1

Hannaanka ay u dhisanyihiin wax kasta oo habeysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) Dawladdii Carta waxaa helay karti darro iyo nadaam xumo laakiin xubnihii ku wada jiray in badan ayey daacad isu ahaayeen, hayeeshee tan Nayroobi la isma aamminsana run ahaantiina isku dhan wax looma wado.

”
“

Waa nadaam dadku u simanyahay fursadaha ay ka mid yihiin shaqada wax barashada, xil qabashada iyo soo jeedinta ra’yiga six or ah.

”
“

Guntii waxaan dhihi karaa 4.5 waa nadaam fashilmay laguna guuldareystay in dib loogu soo celiyo nadaamkii iyo kala dambeyntii, laguna dhiso dowlad Soomaaliyeed oo caadil ah loona dhanyahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nadaam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD