U gudub nuxurka bogga
SABAAD

uur

Magac Lab
Xaraf USubg UU3 xar
1

Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.

2

Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.

3

Laabta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhulka hoosteenna goglan ayuu qaradiisa weyn hoos u quusaa oo uur-ku-jirkiisa daalacdaa una kala soocaa siigo.

”
β€œ

Waxa ay hooyadaas naftu ka baxday maalin ka dib dhimashadii ubadkeeda, iyadoo ku halaanhaleysey ereyo uur qaad ahaa ooy ninkeedii ugu cabanaysey sidii uu la joogo.

”
β€œ

Dareemaha raga iyo dumarka ka dhexeenkaro iyo uur aan ku talagalin waxaa waaye wax xanuun badan iyo wax laga hadlin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U Β· UU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
uur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD