U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waaye

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WA5 xar
La Mid AhweeyeQurub Diiradeed
1

Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. .

Tusaale
“

Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anshax waxaa waaye cilmi oo ku saabsan waxa saxa eh iyo waxa qaladka eh.

”
“

"Walax la arag iyo walax la maqal waaye Shabaab, 90-jirna ka weyn, wixii ka hooseeya, nimankaas dhibaatada dalka ay ku dhigeen waligeed nama soo marin" ayuu si kulul u yiri Imaam Maxamuud oo taageeray howlgalada lagu sifeynayo Al-Shabaab.

”
“

Baaluqnimada waxaa waaye waqtiga jirkeena isku diyaarinaayo in oo sameeyn karo iyo xaalada ku sameynlahaa ilmo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waaye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD