U gudub nuxurka bogga
SABAAD

calool

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.

2

Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaan ku calool-fayoobahay, qoruhu in uusan ujeedin wax kala qoqobid waxaana habboon in muhimmadda guud laga eego, waana docda aan wax ka eegayo.

”
β€œ

Intaasi waxaa dheer, nebigu wuxuu lahaa garbo fidsan oo awood leh, xabad soo taagan iyo xoogaa yar oo calool ah.”

”
β€œ

Cakaara iyo looma fadhi iyo waa calool bahale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
calool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD