U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuduc

Magac Dheddig
Naxwe-dco, m.l
Xaraf TSubg TU5 xar
1

Harag la soohay oo laba ama saddex la isugu qabto middood.

2

Dhawr tix oo gabay ah oo isku mowduuc ka hadlaya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhawrka tuduc ee hoos ku qoran oo ku jirey heestii Diiriye Baalbaal baa iyana la sheegay inaanay tisqaad noqon (eeg bogga 72aad ee buugga Cabdillaahi Diiriye Guuleed β€˜Carraale’ 2003).

”
β€œ

Gabar walba ama koox fanaaniin ah oo walba waxay tiriyaan tuduc Goobile Saar Gedood ah, kuwaas oo ay ku beegaan munaasabada.

”
β€œ

Goobile tuduc ahaan waa 10 ilaa 15 tudcood oo kuwa ugu dambeeya labo sadar ka kooban kan koowaadne "Goobile Goobilow ama War Goobile Goobilow" lagu furto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dco, m.l

Xarafka

T Β· TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuduc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD