U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baalbaal

Magac Lab
Xaraf BSubg BA8 xar
1

Macmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo kale loo googooyay oo saliid lagu dubay.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Dhawrka tuduc ee hoos ku qoran oo ku jirey heestii Diiriye Baalbaal baa iyana la sheegay inaanay tisqaad noqon (eeg bogga 72aad ee buugga Cabdillaahi Diiriye Guuleed β€˜Carraale’ 2003).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baalbaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD