U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iyana

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ISubg IY5 xar1 Tusaale
1

Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1' iyo 'na 2'.

2

Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2' iyo 'na 2'. iyo xi. Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. , "Inuu yimid iyo in kale soo hubso".

Tusaalooyin

β€œ

Hilib iyo bariis

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Adeegagaasha Ereteriya iyo Cigaalayda carbeed: Waxaa iyana xusid mudan raga u adeegaya danaha siyaasadeed ee Erateriya iyo Danaha batrool iyo istraatiijiyo ee Carbeed.

”
β€œ

Ciidamada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay wali ku raad joogaan rag kale oo iyana ka tirsan Takfiir kuwaasi oo firxaday ka dib markii la qab qabtay ragaan ay isu feker dhanka diinta ah yihiin.

”
β€œ

Ciidamadaan qabtay Ninkaan ayaa sheegay maalmo ka hor isla garoonkaas ku qabteen 7 nin iyo 3 haween ah oo aan Soomaali ahayn oo ay darogo ku qabeen kuwaasoo iyana xabsiga ay u taxaabeen islamarkaana iayana la filayo in maxkamad la soo taago.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

I Β· IY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iyana - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD