U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuban

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay
Xaraf TSubg TU5 xar
1

Wax la tubay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa caado ah in sida la isu dul tuban yahay qof uun wax yar bilaabo dabadeed waxaas lagu qamaamo.

”
“

Buuq ka dib nin buuran madaxdii colka meesha tuban u eg ayaa yimi.

”
“

Dhamaan wadoyinka waaweyn ayaa lagu arkayay dadweyne tuban oo ruxaya caleemo qoyan oo ay ku soo dhaweynayaan wafdiga Shariifka uu horkacayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD