U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Wax cayilay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku dedaali doonaan sidii ay sannadaha soo socda miisaaniyad buuran u siin lahaayeen gobollada.

”
“

Foosto riix waxa uu guda galay isu diyaarinta inuu doono Fatxiya islamarkaana uu mehersado maadaama aanu gacanta wax buuran ku hayn marka laga reebo woxogaa lacag ah oo uu ururiyey waxa uu u baahday inuu kaalmo kale raadsado.

”
“

C/wali waxa uu sheegay inuu aad ugu naxay arintaan Wariyaashii Muqdisho ugu caansanaa qabsatay waxuna sheegay inay u aruuriyeen lacago xoogaa buuran oo maalmo noloshooda kaafin karta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD