U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tallaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Malaxda ka samysan cudur keenayaasha oo dhimaty oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.

2

Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.

3

Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero.

4

Laba geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo inino hor leh oo kuwii hore ka wanaagsan u dhalaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

' Ma aha inaan kolla kiniin lasoo orodno kolla tallaal lasoo orodno,kuwaasoo cidda heshay ama cidda u baahan an ogeyn,oo saddex ama laba casho kadibna an sii orodno maxaa la idiin taray ''ayuu yidhi Dr.

”
“

Jadeecada sannad walba wxa u dhinta carruur tiradoodu gaadhayso 800,000. tiradanina waa ka badh inta u dhimata cudurada tallaal lagaga hortegi karo.

”
“

Arrintan oo keentay inaan ilaa hadda lagu guulaysan tallaal lagaga hortago Aids-ka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tallaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD