U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laan1

Magac Lab
Xaraf LSubg LA4 xar
1

Xubinta taranka ee haweenka.

3

Geed bixiya miro laysku daaweeyo. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Erayadaa kalgacalka xambaarsan ee aannu isku qulaaminaynay waxay dareenkayaga ruuxeed iyo kaayaga nafsadeedba u ruxayeen sida laan gebi ku taal oo ay lulayaan dabayluhu.

”
“

Dhaqanka noocaas ah waxaa shaqo laan noqonaya ciidamada sharciga fuliya ee loogu talagalay inay amniga sugaan, maxaa yeelay ma helayaan wax la shaqeeya.

”
“

Kimistarigu waa laan kamid ah laamaha sayniska taasoo ku saabsan barshada maatarka iyo isbadalada ku dhaca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD