U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tab

Magac Dheddig
Naxwe-bo, m.l
Xaraf TSubg TA3 xar
1

Xeelad wax lagu qabto.

2
3

Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii qarnigii 19aad dawladihii shisheeye xoog ay lahaayeen dalka ku qabsadeen, markan tab iyo xeelad ka duwan ayaa loo adeegsaday oo ah in dadka Soomaaliyeed dhexdiisa laga shaqaysto oo reero iyo qabaa'il loo kala sooco.

”
“

Waa inuu tab iyo xeel sameeyo si aan looga qaadin hantidaa aan ku soo noqonayn ee dilaysa.

”
“

Waxa kaloo tab iyo xeel uu u lahaa kaambaynka iyo ololaha siyaasadda oo aanay jirin cid ku Cigaal wuxuu ahaa, nin farxaan ah oo furfurnaan ku diirin jiray meelkasta oo uu joogaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD