U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farxaan

Magac Lab
Xaraf FSubg FA7 xar
1

.kh F. ah: qof farxadi hayso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tartiibtartiib ayey xaalladdii Farxaan uga sii daraysay, inta uu dhibiibay ayuu dhiigiina ka yaraaday, waxa intaasi oo idil uga darnayd marka jawiga wejigiisa meel la iska dhigo, kani muuqaal ahaan ay dadku ku arkayaan.

”
“

"Dowladu waxay kula wareegaysaa guud ahaan dalka 100-maalmood, waxaana weerari doonaan dhamaan goobaha ay ku sugan yihiin mucaaradka" ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Farxaan Cali Max'ud.

”
“

May 2009- Wasiira warfaafinta Soomaaliya Farxaan Cali Maxamuud ayaa maanta hadalkaasi jeediyay xili uu ka qeybga layay xuska Maalinta Saxaafada Soomaaliya..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farxaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD