U gudub nuxurka bogga
SABAAD

huwan1

Magac Dheddig
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf HSubg HU5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa murti malab huwan oo muraayad u ah muuqaalka nolosha.

”
“

Falalka is huwan ee aan ku ekayn barakicinta, xadhiga maatada, dilalka kediska ah, iyo cabudhinta maamulka ‘Somaliland’ ka wado deegaamada SSC waa mid khatar ku ah xasiloonida Soomaaliya gaar ahaan gobolada waqooyi.

”
“

Waxaa kale oo lagu tilmaamaa in ay yihiin huwan ay ka dambeeyaan siyaasiyiin mucaard ku ah dowladda uu madaxda u yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
huwan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD