U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taaj

Magac Lab
Naxwe-jaj, m.l
Xaraf TSubg TA4 xar
1

Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro. taaj-belel m.l (-llo, m.dh) (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka loo eego weerarka bahalnimo ee dhirtii iyo baadkii lagu hayo, tilmaanta Gabilay waa falwanaag ku dayasho mudan, dadkaas iyo degaankaasna u ahaan doona taaj dahab ah ay madaxa ku sitaan oo weligood lagu majiiran doono.

”
“

Maxaa xumaanta taaj u xidhay, samahana tagoogta ka jabiyay?

”
“

Taaj dahab ah buu madaxa saaray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-jaj, m.l

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taaj - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD