U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayasho

Magac Fal
Xaraf DSubg DA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qofku markuu af ku barto, ku dayasho, sida carruurnimada aynu afka ku baranno uma baahdo, inuu xeerarka u eego.

”
“

Anigoo aad da'daydu u yartahay ayaan bilaabay, markaa ku dayasho, markii dadkii wada heesay ayaan anna dhinac ka raacay.

”
“

"Heshiiskan waa mid ku dayasho mudan, waxayna labada mas'uul balanqaadeen inay si wadajir ah u shaqeyn doonaan, taasoo ah guul ku dayasho mudan laguna farxo" ayuu yiri Gen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD