U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suuqyo

Magac Dheddig
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf SSubg SU6 xar
1

.u Warmo. sųur f.g1 Badar biyo qashin kaga saarid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991 kii ka jiray suuqyo lagu iibiyo hubka, kuwaasoo ay dadka shacabka ah iyo kooxaha malleeshiyooyinka ah ay si xor ah ugu kala iibsan jireen.

”
“

“Waxaanu ku talinaynaa in adhigeena suuqyo kale loo doono, waayo aduunyadu maanta waxay u baahan tahay, xoolo cunay daaq dabiici ah.”

”
“

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 1991 kii ka jiray suuqyo lagu iibiyo hubka..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suuqyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD