U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suufi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf SSubg SU5 xar
1

Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel.

2

Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheikh Suufi oo gabdhihii laga faro xumeeyeey, dad xoolahoodii Kuwii Xamar ka qaxay oo Bari tagay oo buulashii lagu Ninyahoow Somali arxan iyo naxariis toona malaha.

”
“

Aaska, loo sameeyay Marxuum Indha-buur, ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa xubno ehelladiisa ka tirsan, waxaana lagu aasay ugu dambeyn Qabuuraha Sheekh Suufi oo ku dhow Villa Somalia.

”
“

Dadka lagu xasuuqay Deegaanka Ceel dibir ayaa waxaa ka mid ah Nabadoono Caan ah sida wararku sheegayaan,kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Nabadoon Cabdi Xuseen Diirshe, Nabadoon Axmed Aadan Bowdalle (Axmed Daqarre) iyo Nabadoon Suufi Warsame Taakillo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suufi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD