U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faro

Fal Gudbe/Laba (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf FSubg FA4 xar
1

Wax fandharasho.

2

Cid farriin u dhiibasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bin Laadin oo faro ba'an ku haya Koonfur Afrika.

”
“

Dhammaan astaamihii heerka labaad ee xabadda xilligan way qarsoomaan, laakiin Bakteeriyadu waxay jidhka u geysanaysaa dhibaato faro badan, waxayna u gudubtaa xubnaha halbawlaha jidhka sida wadnaha iyo maskaxda.

”
“

Diidamada lacagah jeexjeexan oo ka jira gobolada Koonfurta ayaa sidoo kale lacago Faalso ah oo la daabacey faro kulul ku hayaan gobolada Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Laba (3) (f.g/lg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD