U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibir

Magac Lab
Naxwe-bro, m.l
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi. dįbir m.dh Legdin dhulka si xoog leh laysugu dhufto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Digsiyada agoontaba u jecel waxay dafaayaane Daymadaba midaan karin waxay dabatay Mooryaani Daadahdii curyaan gabay wixii shaarki laga diirtay Duhur galay dumaashiyo kufsigi wixi islaan dilantay Waayeel wixii dibir ku dhacay kaga habaar daadshay.

”
“

Buuraha ay Ciidanku weerarka ku qaadeen ayaa lagu sheegey in ay u dhow yihiin deegaanka Ceel-dibir iyo Dudun kuwaas oo dhanka Waqooyi ka xiga Tuulada Galgala 45Km.

”
“

Dagaalka oo shalay subax ka dhacay deegaanka Ceel-dibir ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20-qof oo ay ku jiraan ciidamo Ethiopian ah, iyadoo ay tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen dagaalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bro, m.l

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD