U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sokow

Magac Fal Keli
Xaraf SSubg SO5 xar
1

Ka s.: waxa ka dambeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulankii shalay qodobadii lagaga dooday ka sokow, waxaa hadal dheer ka jeediyay shir-gudoomiyaha shirka Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo uu kaga waramay marxaladihii ururku soo maray muddadii yarayd ee uu jiray.

”
“

Laga reebo wax aan laba-saddex dugsi ka badnayn inta badan Dugsiyada tobanka ka badan ee magaalada Burco ma laha dayr, taasina dhul-boobka ka sokow waxay ku haysaa dhibaatooyin noocyo badan leh.

”
“

Ka sokow taas, Saleebaan Maxamuud, waxa u dhaxday Affo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Ingiriiska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal Keli (m.fk)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sokow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD