U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayr

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Laga reebo wax aan laba-saddex dugsi ka badnayn inta badan Dugsiyada tobanka ka badan ee magaalada Burco ma laha dayr, taasina dhul-boobka ka sokow waxay ku haysaa dhibaatooyin noocyo badan leh.

”
β€œ

Laakiin nimanka suugaanyahanada ahi marka ay doonayaan inay gabadha dhinaca da’da ka amaanaan waxay had iyo goor xushaan inta u dhexaysa 15, 16 iyo 17 jir, iyadoo mararka qaarkood la dheeraysiiyo xiliyada kala ah: dayr, dhalaan-ciil IWM.

”
β€œ

” Ayuu Dayr-waa ku soo gunaanaday tixdiisii gabayga ahayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD