U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deyn1

Magac Lab
Naxwe-no, m.l
Xaraf DSubg DE4 xar
1

Lacag iwm oo lays amaahsho.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaa waxaanu doonaynaa in aanu xisaabtano oo aanu ka wada hadalno sidii ay isaga bixin lahaayeen wixii deyn ah ee lagu leeyahay.”

”
“

Niyadda ayuu kaga luuqayn jiray heestii ahayd: -"Deeqoy dabac wanaagey,dembiba taan lahayney,dadkana taan ka doortaay,kuma deyn karaayee,xaggeen kaa deyaa"?

”
“

Maliishiyada ayaa sidoo kale shegtay in uu xiriir la soo sameyay milkiilaha Markabkan uuna balan qaaday bixinta lacagta magdhowga ah iyo tan doontii uu jiiray, hadii intaasi laga helana la sii deyn doono mar ay u waramayeen Radio Garowe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-no, m.l

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD