U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xidig

Magac Lab
Naxwe-go, m.lBaayoloji
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Jidh ku dhex samaysma unugga, marka ay dhacayaan mayoosiska iyo mitoosisku, kaasi oo ka qayb qaata filiqsanaanta koromatidhyada bu'da unugga hooyada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

El Hadj Diouf, waxaa la filayaa in magacaabistiisa iyo ka mid noqoshada saddexda magac ee soo baxaya maanta inay tahay talaabo uu ugu sii dhawaanayo inuu markii labaad noqdo xidig sannadeedka kubadda cagta ee Afrika (Caf).

”
“

Xidig waa dab weyn oo cirka ku daadsan.

”
“

Guddigaan oo ka koban 18 xubnood ayaa waxa madax u ah Cabdirashid Maxamad Xidig oo xildhibaan ka ah Barlamanka DFKMG ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-go, m.l

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xidig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD