U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saylad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Meel laysugu yimaado oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.

2

Suuq xoola-ha lagu kala iibsado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Marka hore arrinta dhulka, waxay dad badani ku tilmaamaan in ay noqotay Saylad ganacsi oo bucshurad ahaan ay beylahdiisu badatay, taas oo laga yaabo in ay dad ama kooxo badan oo kala nooc-nooc ahi farta dareen, midba inta uu doono haka leefee.

”
β€œ

Iyadoo ay magaalada ku taal saylad xoolaha lagu kala iibsado, waxaan maalin walba lagu kala faasaxaa boqolaal neef oo xoolo ah, kuwaas oo isugu jira Adhi, Geel iyo Lo’.

”
β€œ

Sidoo kale, waxaa Caasimada Cadaado ku yaala suuq weyn oo saylad ah oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka khaliijka carbeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saylad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD