U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxaro

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa neefta ka soocay adkeha iyo dareereha waa ayadu waxay ka samaysan tahay saxaro (particles) kala furan isla markaana kala madax-banaan, taasi oo ka dhigtey neefta mid bilaa ur ah oo isha dadku arki karin.

”
β€œ

Wadanka Mareykanka waxa uu leeyahay muuqaalo dabiici ah sida: buuro, geedo iyo saxaro kuwaasoo dhaca koonfur galbeed.

”
β€œ

Baaritaanno lagu sameeyay saxaro laga qaaday 30-bukaan ayay WHO sheegtay in 18 ka mid ah laga helay daacuunka, iyadoo sheegtay in cudurkan uu halis weyn ku hayo dadka barkaacayaasha ah iyo caruurta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD