U gudub nuxurka bogga
SABAAD

salaax1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Wax wanaagsan.

2

Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.

3

Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay.

4

S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Wixii ka dambeeyay dilkii Aadan Cayroow dagaalada Somalia way sii xoogeysteen, wayna sii soconayaan xitaa hadii la dilo dhamaan mas'uuliyiinta caanka ah ee ka dagaalama Somalia" ayuu Salaax Nabhaan ku sheegay cajalada.

”
“

Waxa kale oo uu wargeysku soo xigtay waraysi uu Haatuf Al-Carabi la yeeshay Safiirka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Salaax Xaliima oo markaa booqasho ku joogay Somaliland isagoo wada hadalo la yeeshay masuuliyiinta Somaliland.

”
“

Markase kii xaq daradda waday uu xoog isticmaalayo kii Xaqa wadayna ma waxaad leedahay xoog ha isticmaaline hadal wanaag iyo suma salaax wax ku wad?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
salaax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD