U gudub nuxurka bogga
SABAAD

reeban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf RSubg RE6 xar
1

Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.

2

Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

) waxaa reeban in la dhiso maxkamada gaar ah marka laga reebo maxkamada ciidamada oo awood u leh dembiyada ay galaan xubnaha ciidamada qalabka sida, xiliga nabada iyo dagaalka.

”
β€œ

.2 Marka codeynta la isku diyaarinayo ilaa ku dhawaaqida natiijada La gaarayo mudanayaasha waxaa ka reeban hadalka dhaqdhaqaaqa iyo Bixitaanka.

”
β€œ

Hamzada dhajisada waa sida: Wuu maqan yahay Muxsin (ΨΊΨ§Ψ¨ المحسنُ) oo ba'da ayaa waxaa lagu dhajinayaa laamka reeban oo lama aqrinayo alifka ka horeeya, inkastoo uu qoran yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

R Β· RE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
reeban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD