U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf DHSubg DHI5 xar
1

Aqal, dugsi, xafiis iwm samaysasho.

2

Xubno maamul dawlad oo cusub magcaabasho.

3

Qoys cusub asaasasho.

4

Harag la togay engegsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guntii waxaan dhihi karaa 4.5 waa nadaam fashilmay laguna guuldareystay in dib loogu soo celiyo nadaamkii iyo kala dambeyntii, laguna dhiso dowlad Soomaaliyeed oo caadil ah loona dhanyahay.

”
“

Golaha Wasiirada DF oo la kala diraayo Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Garowe Online in la kala dirayo golaha wasiirada DF, si loo dhiso xukuumad ka tiro yar mida hadda jirta kana tayo wanaagsan, iyadoo Madaxweyne Sh.

”
“

Dhinaca kale goobta shirka ayaa waxaa fadhiyay shaley wafti ka socda Barlamanka Jarmalka oo isagu wax hadal ah ka jeedin kulankaan balse dhagsanayey dood la xirirta Isbaheysi la rabo in lagu dhiso shirka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD