U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhac1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.

2

Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada DF ayaa waxay dhac baahsan ka geystaan xaafadaha ay ku sugan yihiin iyadoo dadweynaha meelahaas ku ganacsada iyo kuwa socodka ku maraya ay ka sheegtaan dhac loo geysto.

”
“

Ciidamada Booliska Degmada Yaaqshiid oo maanta Deegaanka Suuqbacaad ka qabtay kooxo Dhac u geysanayay dadka oo watay Dareeska Ciidamada.

”
“

Ciidamo ka tirsan Military-ga Dowlada Federaalka Somalia ee ka howl-ga gobalka Hiiraan ayaa duhurnimadii shaley dhac u geystay lacag canshuur aheyd oo taalay bar Control oo ku taalay Baladweyne.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD