U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raq1

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA3 xar
1

Neef xoolaad oo dhintay ama la qalay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay joogaan dadka deegaanadooda uga soo faaruqay abaaraha, waxaana indhahaada ay qabanayaan haddii aad gaarto halkaasi Xoolo dhintay iyo kuwa raq la kiciwaayey kuwaasi oo u badan lo' iyo Ari.

”
“

· Iyo halka ay ku dambaysay gabadhii Canab ee uu jeclaa, taas oo aanu raq iyo ruux meel ay jaan iyo cidhib dhigtay aanu war ka hayn, balse ay ka daboolaysay waayaha qallafsan ee ku xeeran.

”
“

Haddaba maanta dhammanteen waa ianaynu u ducaynaa salaadda Jimce qof kasta oo ku dhintay, qof kasta oo ku dhaawacmay iyo qof kasta oo aan raq iyo ruux la hayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD