U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qallafsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA9 xar
1

Wax aan jilicsaneyn ahaansho.

2

Wax aan sulub ahayn ahaansho.

3

Wax aan sahlanayn ahaansho.

4

Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase yeeshee, Nijman wuxuu qiray in arrintu ku xidhnaan doonto hadba sida Chelsea u aqbasho socdaalka ciyaartoygeeda, taas oo aan mid qallafsan noqon karin haddii aan kharashka la isku mari waayin.

”
“

Si aan haddaba wax uga iftiimino xaaladdaha gurracan, maamul xumada iyo guud ahaanba duruufaha qallafsan ee haatan ka aloosan Puntland, bal aan marka hore dib u yara milicsano taariikhda maamul goboleedkan.

”
“

Gabaygu wuxuu ku halqabsanayaa Maxamed Cali Cibaar oo ka mid ah suugaanyahannada in badan wax ka qoray, kana maansooday, marxaladdan qallafsan ee la soo gudboonaatay ummaddii Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qallafsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD