U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoqob1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dhXisaab
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka.

2

(xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Maanta, waxaa si aad ah loogu ololeynayaa qorshe-dhagareed lagu abuurayo qoqob cusub oo diineed.

”
“

"Runtii waxaan ahayn Guddi Dowladda u saartay soo afjarida xiisado ka dhacay Buuhoodle iyo soo xuuraansi xaalka Gobolka Cayn oo ay qalalaaso ka wado Jabhada aanu anagu u aragno mid xasilooni daro iyo kala qoqob qaran ka shaqaynaysa" ayuu Xil.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoqob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD