U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goobo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf GSubg GO5 xar
1

Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalka ayaa waxa uu ku fiday goobo hor leh, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba leh.

”
“

Afhayeen u hadlay Dowlada Somalia ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay gacanta ku dhigeen goobo hore looga qabsaday.

”
“

Ciidamada DFKMG ah ayaa baaritaano ka wadey goobo ka tirsan Muqdisho iyada oo ay magaalada ka dhacyaan qaraxyo iyo dilal la beegsanayo saraakiisha Dowlada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goobo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD