U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalalaaso

Magac Lab
Xaraf QSubg QA9 xar
La Mid AhqalalaasMagac Lab
1

Degganaan iyo xasilooni la'aan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Booliiska Puntland gaar ahaan kuwa magaalada Garowe ayaa sheegey in dadkaan qaar ka mid ah laga heley Bambooyinka gacanta laga tuuro isla markaana tibaaxey in ay u badnaayeen dhalinyaro looga shakiyay qalalaaso.

”
“

Cali Geeddi ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka ee boqolka ka badan in ay dib ugu laabtaan dalka oo ay la yimaadaan kalsooni dhab ah, waxaana uu ka digay in Dowladda la geliyo qalalaaso iyo khilaaf ragaadiya.

”
“

Magaalada Kismaayo oo qalalaaso aan saldhigan ka taagan yihiin ayaa waxaa xilliyada habeenkii laga maqlaa tacshiirado, waxaana dadka ku dhaqan magaaladaas ay muujinayaan wal walka ay ka qabaan tacshiiradaha aan wajiga laheyn ee ka dhaca halkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalalaaso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD