U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiro1

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QI4 xar
1

Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse isku soo duub wuxuu yiri waxay ahayd qaladkeena in aan intaas isla soo gaarno, hadaan u qiro dadaalkooda waa u qalmeen kooxda Canada in ay badiyaan maadaama ay si aad ah u dadaaleen.

”
“

Laakiin Madaxweyne Bush waxa lagu qasbey in uu qiro askarta sida joogtada ah ugu dhimaneysa Ciraaq oo uu ku sheegey in ay tahay wax laga calool xumaado.

”
“

Wanaagga oo la isu qiro ayaa ka mid ah furayaasha nabadda Soomaalida Tan iyo intii ka dambeysay burburkii Soomaalida wada saameyey ee Soomaaliya ka dhigay dal lagu xasuusto dagaal sokeeye iyo macaluul, waxa soo baxayey hindisiyaal ismaamul ama nabadeyn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD