Tusaale Dheeraad ah3
“
Dalka Ethiopia ayay hay'add OXFAM sheegtay in xerada qoxotiga ee lagu magacabo BOKOLMAYO ay ku nool yihiin 10,000-qof, kuwaasoo ka badan intii loogu talogalay, sidoo kalena aysan helin biyo nadiif ah oo ay cabaan iyo raashin.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
N · NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
