U gudub nuxurka bogga
SABAAD

moog1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf MSubg MO4 xar
1

Kol; mar.

2

Kal; mile; jil.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadku waxay moog yihiin inaanay iska soo horjeedin ee ay dhan wax u wada wadaan, oo ay wada rabaan in ay dalka iyo dadkaba is hanbo raaciyaan.

”
“

Cabir fikir qofeed ama mid ka tarjumaya dareenka guud ee bulsho khalkhal iyo burbur ma keeno e, horumar ayaa uu horseedaa, dheeftiisana kal kale ayaa laga garawsadaa, - doqonise moog.

”
“

Maan-gal ma aha, Soomaalinimo ma aha, waana arxan darro in ganacsatada Soomaaliyeed ay moog-yihiin, ay is-moogeysiiyaan ama ayan u danqan darxumada haysata maatada Soomalaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
moog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD