U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxas

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Dagaalo kale oo ka socda Hiraan Dagaalo xoogan ayaa saakay 21August ka bilowday degmada Maxas ee gobolka Hiiraan kaasoo u dhaxeeya xoogaga Ahlu Suna iyo Alshabaab waxaana soo baxayo warar isqilaafsan oo ku aadan dagaalkaasi iyo gacan ku heynteeda.

”
β€œ

Ummul kallahsan hooyada kilkilan β€˜ maxas kurboonaysa Kala firidhka qoyskoy bulshada β€˜ aafo kala geysey Kontonguuradaadii miyaa β€˜ kaabiga i saartay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD