U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ummul1

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf USubg UM5 xar
1

Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Hase yeeshee, dhakhaatiirta ayaa waxay sheegeen in baadhis ay ku sameeyeen xannuunka haweenaydaas ay ku ogaadeen in aanay tahay ummul oo ay mandheertii ku noqotay, isla markaana ay booliska la socodsiiyeen arrinta shakiga leh ee haweenaydaas.

”
“

Ummul kallahsan hooyada kilkilan ‘ maxas kurboonaysa Kala firidhka qoyskoy bulshada ‘ aafo kala geysey Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

U · UM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ummul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD