U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magool1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

.u

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed" Intaasi waxaa dheer, Magool waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Magool Qurux.

”
“

Duqdu, waa ay taxaddareysay, si ayan u qabsan wixii ay "Magool" ka muujisay Calaacalka, ee ay ka tiri:-"Armuu i diidaa, i-deyriyaa oon ku daalaa;Armaan darxumo iyo dhib doontaayoon dekaamaa; dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabbaal-degeysay"..!

”
“

" fanaanad weyn oo ku heesta af- Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso " Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Magool loo siiyay magaca weyn ee Boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD