U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suugaan

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SU7 xar
1

Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan.

2

Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab.

3

Naq; doog; cosob.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Munaasabada waxaa hadalo ka jeediyay inta badan mas'uuliyiinta aan soo sheegnay magacyadooda iyadoo suugaan badan oo geeraar u badnaa ay halkaasi ka soo jeediyeen Haween Soomaaliyeed oo ka soo qeybgalay Munaasabada.

”
“

Halkaa saluug baa ku jira oo in laga sii sheekeeyo ayey mudnayd, in kasta oo laga yaabo in uusan ka ilduufin ee uu oggaal uga tegey maadaama ay ahayd suugaan collaadeed oo uu malaha boogteeda diidayey, wallow ay hadda sheeko uun tahay.

”
“

Dhamaan degmooyinka wadanka Boorame, Baardheere ilaa Badhaadhe waxaa laga dhigi jiray dugsiyada sare buugaag aad loogu bogay oo la oran jiray Suugaan ama Af Soomaali.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suugaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD