U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.

2

Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.

3

Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho. qabsanaan m.f.dh qabsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Azhari oo sheegay in Ciidamada Dowlada ay dhawaan dibu qabsan doonaan Magaalada Kismaayo "kuwa hadda jooga Kismaayo markaan tagno sidii lagu yaqaaneyba waxay u ordi doonaan duurka" ayuu yiri Mr.

”
“

Bortiqiisku way burburiyeen Saylac, laakiin may qabsan weerarkaa Bortiqiisku ee Saylac wixii ka dambeeyay Boqortooyadii Adal waa sii liciifaysay, waxayna u kala googo’day Saldanado yar-yar.

”
“

Dhanka kale, Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dawladda ayaa ballan qaadey in ay dhawaan qabsan doonaan magaalada oo aysan jirin cid hor istaagi karta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD