U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Nin aan lahayn walaalo rag ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay ii baxnaanisay sidii madi hablo badan la dhashay.

”
“

Waxaan ku moodnay lagu hirte madi ah.

”
“

Afhayeenka Xisbiga UDUB, Xuseen Cali Xirsi, oo isna halkaa ka hadlay ayaa waxa uu si ba’an u weeraray siyaasiga madaxbannaan ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo uu ku tilmaamay in uu yahay nin madi ku ah siyaasadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD