U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maamuus1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale, golaha wakiilada ayaa maanta fadhigoda ku bilaabay dooda ku saabsan mooshinka maamuus ka xayuubinta madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

”
“

Dhammaan muslimiintii ayaa qaddarin iyo maamuus weyn u hayay Usaama intuu noolaa oo dhan, isagoo lagu ammaanayay siduu u fuliyay ballamihii uu la galay Rasuulka (scw) iyo awooddii shakhsiyadeed ee uu lahaa.

”
“

Marxuum Cabdi Muxumed Xarbi, waxa uu ahaa suxufi maamuus iyo sharaf ku dhex leh bulshada iyo bahweynta saxaafadda dalka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maamuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD