U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xurmo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XU5 xar
2

Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

ANDRZEJEWSKI - Macallin Xurmo iyo Maamuus Mudan B. Andrzejewski oo Soomaalidu u tiqiin macallin Guush waxaa geeridiisii ka soo wareegtay 16 sano.

”
“

Waxayse Soomaalidu tidhaahdaa ‘Aji xurmo ayaa deeqda, Biddena cunto.’

”
“

Magacaasu wuxuu siiyey ama u kordhiyey xurmo iyo xushmo gaar ah oo uu ku helay diinta xaggeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xurmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD