U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lixdan

Magac Lab
Xaraf LSubg LI6 xar
1

.t Tiro ka kooban lix meelood oo min toban ah; lix tobnaad; "60".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sheekha xukunkan riday ayaa sheegay in lixdan qof ay xukumi doonaan markii ay gacanta kusoo dhigaan, isagoo sheegay in lacagaha la dhacay oo dhan ay ahaayeen kuwo lala aaday dhinaca dowladda.

”
β€œ

Hadii uu ninku gaadho ilaa lixdan jir waxa lagu tiriyaa marxaladda odaynimada.

”
β€œ

Isla markaa waxa Miisaaniyadda loogu darin sannadkii laba milyan oo Doolar ($2, 000,000), halka ay xukuumadda hadda ka siiso laba iyo lixdan kun oo doollar ($62,000) sannadkii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lixdan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD