U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lihi

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI4 xar
1

Wax qof leeyahay oo aan lala wadaagin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin aad ayey u horeysaa haddii waqtigan la dhalo, waa muhiim markaa in gabadha uurka lihi waqtigan si fiican isu ilaaliso.

”
“

“Idinkana idinma lihi weji xun tusa, aniga iyo iyaguba waanu idiin siman nahay, waxa aanu nahay dadka aad difaacaysaan,” ayuu yidhi.

”
“

Iyada oo uu gaadhigana soo gaadhay burbur xoog lihi, kadib markii ay isku dhaceen gaadhi ka horyimid oo xawaare aad ah ku socday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lihi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD