U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laag1

Magac Lab
Naxwem.l./dh
Xaraf LSubg LA4 xar
1

Fac; asaag; mataan.

2

Meel biyo baxeen oo haadaan ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Salvatore Fresi oo bedel ku soo galay, ayaa xaqiijiyay inuu u qalmo ciyaaraha heerka koowaad ee Serie A, kadib markii uu dhammaystiray guusha kooxdiisa oo uu u dhaliyay goolkii saddexaad daqiiqadii ugu dambaysay oo uu ku dhaliyay laag toogasho ah.

”
“

Abaabul xoogan ayay wadaan maleshiyo ka soo jeeda deeganka Laag kuwaasi oo la sheegay inay Bar kontrool dhigteen dhanka Bari ee Magaalada Laag, dad dariiqaasi ku soo maray gaadiid ayaa GO u sheegay inay halkaasi maleeshiyadaas ku sugneyd.

”
“

Warsidaha GO oo dhinacyo badan la xidhiidhay ayaa ogaadey in arintaan timid kadib markii maamulka Puntland uu dhawaan soo saaray in degaanka Laag laga sameeyo Bar Ciidan taasi oo ay waxa ka biyo diideen dadka deegaanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

m.l./dh

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD